Raysal Wasaraha Itoobiya oo Shaqada Kacaydhiyay Qaar Kamida Golihiisa Wasiirada…

by astaanta | Wednesday, Aug 31, 2016 | 561 views

Augusti 31 (Ogaden Times) Raysal Wasaraah dalka Ioobiya Xayle Maryam Desalegn ayaa shaqada kacaydhiyay Wasiirkii Guryaynta Mekuria Xayle oo sidookalana kamid ahaa Gudiga fulinta ee EPRDF, Wasiirkan oo ay isku gobal Kasoo jeedan Raysal Wasaraha dalka Itoobiya ayaa sidookale kamid ahaa Xubnaha ugu awooda badan Xisbiga SEPDM. Ilaa iyo hada wax faah faahin ah lagama bixinin sababta shaqada looga caydhiyay Wasiirkani iyo inay xidhiidh laleedahay qala laasaha taagan dhulka sida xooga ah looga qaaday dadka Oramada ah oo markii danbe dibad baxyo waawayn dhigay walina siiwada Cabashadooda.

Halkan Kadaawo Muqaal Lagu weerar Jabhada TPLF ee Xooga Kuhaysata Itoobiya

Wasiir Mekuria ayaa noqonaya Masuulkii labaad ee katirsan Golaha dhexe iyo Gudiga Fulinta ee Xisbiga EPRDF ee shaqada lagacay dhiyo. bila kahor ayay ahayd Marki sidan oo kale shaqada laga caydhiyay  Zelalem Jemaneh oo isna kawada tirsana Gudiga fulinta e Xisbiyada OPDO iyo EPRDF, iyadoo markii danbana xabsiga ladhigay walina uu xidhanyahay.

Dadka siyaasada indha indheeya ayaa sheegaya inuu Raysal Wasare Maryam kuqancinayo shacabka Oramada madaamo oo,uu wasiirakani ahaa ninka muranka dhaliyay Islaamar ahaan taana kadanbeeyay qorshaha Master plan ka ee magaalada Addis ababa oo Itoobiya u horseeday xaalad qalafsan iyo dagaalo sokeeye

Like it? Share it!

Leave A Response