Musharaxiinta Xisbiyada Siyaasada Somaliya oo Maanta Kudibad Baxay Madaxwayne Culusow….

by astaanta | Saturday, Sep 10, 2016 | 502 views

Sep.10 (Ogaden Times) Isbahaysiga Xisbiyada Isbadal doonka ee Somaliya ayaa maanta kumudaharaaday Madaxwaynaha Somaliya  Xasan sheekh Maxamuud oo Xilkiisu Xalay ku Ekaa Kulan ay sidawada Jira ugu qabteen Magaalada Muqdisho intabadan siyaasiyiinta Somalida oo Intooda badan kamid ahaa dawladihii ugu danbeeyay ayay kucodsadeen in Madaxwayne Xasan Xilka Kuwarejiyo Gudoomiyaha Parliament ka Somaliya Jawaahi oo Dastuurka dalku dhigayo Inuu sikumeel gaadha xilka usii hayo inta laga helayo Madaxwayne dalka hogaamiya oo Sharciya.

Halkan Kadaawo Muqaalo Ururis ah iyo Hadalada Siyaasiyiinta Axsaabta Isbahaysatay

Somaliya ayaa madaxwayne Cusub yeelan doonta Bisha fooda inagu soo haysa ee Octobar oo ah xiliga loo asteeyay inay dhacdo doorashada wadanka Somaliya balse sida ay xisbiyada Siyaasada ee dalku shegeen Madaxwayne Culusow ayaa donaya inuu Talada dalka Xoog kusii Haysto, Madaxwaynaha Xiligiisi dhamaaday ee Somalia ayaa iskudayaya inuu Gacan kahelo dawlada Itoobiya oo xiligan ladaala dhacaysa dhibatooyinka dalkeeda kataagan.

Like it? Share it!

Leave A Response