Madaxwaynaha Kililka Xabashida oo Kahadlay Tigree ga Gobalkooda Lagacaydhiyay….

by astaanta | Sunday, Sep 11, 2016 | 590 views

september 11 (Ogaden Times) Madaxwaynaha Gobalka Xabashida Gedu Andargachew ayaa Markii ugu horaysay kahadlay dhibaatada loo gaystay dadka qoomiyada Tigre ga udhashay oo la bartilmaameed saday kadib marki ay wadanka Itoobiya qarqiyeen dadwayne kacadhaysan kooxda TPLF ee xukunka dalka Xooga Kuhaysata, kuwaasi oo ilaa iyo hada sii socda,

Mr Gedu ayaa qiray in falal isir nacayb iyo bartilmameed siya lala beegsaday dadka Tigre ga ah ee dhulka xabashida kunool isagoo cambareeyay Islamar ahaantana  sheegay in Sharciga la horkeeni doono kooxaha lagu tuhun san yahay inay kadanbeeyeen dilka Isir nacaybka ah.

Halka Kadaawo Muqaalo Laga Duubay

Kumanaan shacab Tigre ah ayaa ubarakacay dhulkooda halka inta wali kuhadhsan gobalka baxashida Meela gaar ah lagu waardiyay nayo islamar ahaan taana larajay nayo in loo daabulo dhanka Gobalka Tigre ga. dhanka kale Maamulka Tigre ga ayaa umahad celiyay koox odayaal dhaqameed ah oo uu diray Madaxwaynaha Kililka Cabdi Iley kuwaasi oo deeq lacageed uwaday qoomiyada maamusha dhaqaalaha Cabdi sidhiibay Laftiisa ee isaga markii hore soo siisay.

Like it? Share it!

Leave A Response