Shirkii Urur Gobaleedka IGAD iyo Shacaka Somaliyed ya Qiima Badan………….

by astaanta | Tuesday, Sep 13, 2016 | 392 views

September 13 (Ogaden Times) Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Somaliya oo Marti Galisay shirka Urur Gobaleeedka Igad ayaa waxaa kasoo yeedhaya qayla dhaan iyo Cabasha xoogle kadib markii ay dawlada Somaliya xidhay dhamaanba Wadooyinka Muhiim ka ah ee Magaalada Muqdisho kuwaasi oo xidhnaa 3 dii Maalmood ee Ugu danbaysay. Xidhi taanka wadooyinka ayaa lagu sheegay mid lagu adkaynayo amniga magaalada muqdisho inta uu shirku socda. Taasi oo saamayn balaadhan kuyeelatay noolasha dadka shacabka ah ee Reer Muqdisho.

Halkan Kadaawo waxa Kudhacay Qaar kamida Dadka shacabka ah iyo Sida Xaalku Isubadalay

Madaxwaynaha Somaliya ayaa qaaday Talaaba cadha ku abuuray dadka shacabka iyadoo bulshada reer muqdisho ay soo wajahday nolal adag iyo suuqla,aan waxaana bulshada Reer muqdisho ay sheegtay in loola dhaqmay si naxariis dara ah

Like it? Share it!

Leave A Response