Degdeg Maydadka Saraakiisha Liyu Police oo Wadooyinka Lagu Jiiday

by astaanta | Tuesday, Sep 20, 2016 | 617 views

Sep. 20 (Ogaden Times) Maamulka Galmudug ayaa maanta soo bandhigay maydadka Saraakiisha Liyu Police ka oo wadooyinka lagu jiiday kadib dagaal adag oo shalay dhexmaray Galmudug iyo Liyu Police Baraha bulshada ayaa lagu shaaciyay Sarkaalkii watay Ciidanka Liyu Police ka oo Wadooyinka Lagu Jiiday.

 Halkan Kadaawo Muqaalka Fadlan hadaawan Hadii aad Calool Jilicsan tahay

Maamulka Galmudug ayaa sheegay Inay gacanta kudhigeen ugu yaraan 20 maxaabiis Liyu Police ah kuwaasi oo sida ay shegeen shalay galab lagu qabtay dagaal labada dhan xadka kudhexmaray. dhanka kale Maamulka Kililka ayaan wali kahadal dagaalka iyadoo aan lagaran karin talaabada xigta ee ay qaadi doonan.

Ciidamada Liyu Police ka ayaa dhibaayotin xoogle kawada dhulka soohdinta ah iyado Galmudug iyo liyu Police ku horay ugu dagaalameen dhar jeer oo hore Gobalada dhexe ee Wadanka Somaliya

Lasoco Wixii wara ee kasoo kordha

Like it? Share it!

Leave A Response