Xisbiyada Mucaradka Itoobiya oo Fashil Iyo Ceeb kutilmaamay Aflagaadada Raysal Wasara ee Dawlada

by astaanta | Tuesday, Sep 20, 2016 | 625 views

Sep. 20 (Ogaden Times) Raysal Wasaraha Itoobiya ayaa Eedayma Culus Ujeediyay Dawlada Maraykan ka oo uu kusheegay Inay wado qorshe lagu burburinayo wadanka Itoobiya iyada oo isticmaalaysa Hay,adaha Xuquuqul insaanka udooda iyo kuwa Gargaarka,, Xisbiyada Mucaaradka ee wadanka Ethiopia ayaa hadalka Raysal wasaraha kusheegay mid been abuur cada Islamar ahaan taana lagu marin habaabinayo bulshada reer Itoobiya, waxayna sidookale shegeen in Maamulka Washington Balaayin Dollar oo lacaga ugu deeqa Taliska Addis ababa Snad waliba.

Raysal Wasaraha Dalka Itoobiya ayaa Sidookale eedayma Ujeediyay Hay,ada lacagta aduunka ee IMF oo,uu sheegay inay qayb katahay kooxaha doonaya in EPRDF meesha Ladhaafiyo. Ethiopia ayaa dalkeeda Kacaydhisay Boqolaal Hay´ado shisheeye kuwaasi oo taakulayn kawadaway inta badan dhulka ay abaabraha ba,an ee dalkaasi kajira kudhifteen,

Siyaasiyiinta Mucaaradka ee wadanka Itoobiya ayaa wax laga xishoodo Kutilmaamay eedaymaha kazoo yeedhay Raysal Wasaraha Itoobiya oo,umuuqada kuwa lagu Raali Galinayo TPLF, Islamar ahaan taana uu kudoonayo Inuu Kaga badbaado Afgambi laga cabsi qabo In ciidamada Military ga dalka Itoobiya Kutalaab sadaan Kadib Markii ay dawladu kuguul daraysatay Inay wax kaqabato Cabashda dadwaynaha Iyadoo dibad baxyo kadhan ah Dawlada ay inta badan wadanka kasoconayaan.

Like it? Share it!

Leave A Response