Ma Ogtahay In Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliya Ahaan Jiray………….

by astaanta | Saturday, Sep 24, 2016 | 586 views

september. 24 (Ogaden Times) Waraysi uu Siiyay Wariye Daahir Calasow Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliya Axmed Cali Dahir ayuu kusheegay Inuu horay u,ahaan jiray Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Maamulka Kililka, Axmed Cali Daahir ayaa xaqiijiyay Inuusan Haysan Dhalasha Itoobiyan ah balse uu noqday Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Jigjiga Taasi oo shaki Galisay Xilka Qaran ee uu Hada Hayo oo ah mid misaan culus.

Halkan Kadaawo Waraysi Hor dhaca oo uu Siiyay Dahir Calasow

dawlada Itoobiya ayaa saamayn xoogle kule saraakiisha Ugu saraysa xukunka dalka Somaliya waxaana la,aamin san yahay in ay kamid yihiin laamaha sirdoonka iyo dhamaanba Hay,adaha dawlada sida  Golaha wasiirada iyo Parliament ka. Sheegashada Xeer ilaaliyaha Guud ee Somaliya waa mid cadayn u,ah kala daad sanaanta iyo sida Taliska Addis ababa lafaha iyo Ruuga ugu galay dawlada dhexe ee Somaliya

Like it? Share it!

Leave A Response