Shacabka Somaliland oo Kacadhooday Waraysiga Nimcan Hilaan ee Wariye Cabdi Malik Musse Coldoon

by astaanta | Wednesday, Oct 12, 2016 | 491 views

Octobar.12 (Ogaden Times) Wariye Cabdi malik Muuse Coldoon ayaa Caawa Fiidnimadi Waraysi Toosa Layeeshay fanaanka Caanka ah ee Somaliyed Mudane Nimcaan Hilaac Waraysigan oo Kadhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Somaliya, Hadaba Intii uu socday Waraysiga Fanaan Hilaac waxaa Aragtiyo Cadha Xambaarasan Kamuujiyay Dadwaynaha Reer Somaliland kuwaasi oo la,arkayay Iyaga oo siwayn uga cadhooday Islamar ahaantana qaarkamida ayba Siwada jir ah u´af lagaday nayeen Wariye Cabdi Malik Muuse Coldoon iyo Nimcaan Hilaac

Halkan Kadaawo Muqaalka waraysiga oo Dheexe iyo Fanaan Nimcaan Hilaac

Fananaka da,ada ayar ee aadka Loo Jecelyahay Nimcaan Hilaac iyo Wariye Abdi Malik Muuse Coldoon oo isna Noqday Wariye Soo jiitay Indhaha Bulshada Somalida aad loo xiiseeyo Barmaamuj Yadiisa ayaa wayadan danbe lagu xamanayay Inay ujan Jeedhan Dhanka Somalinimada ama Wada jirka umada Somaliyeed

Like it? Share it!

Leave A Response