Xaguu Kudanbeeyay Fanaankii Yurub Abdi Iley Usoodiray Ee Nuur Caraale

by astaanta | Friday, Oct 14, 2016 | 641 views

Octobar.14 (Ogaden Times) Warar Horadha oo ay heshay shabakada wararka ee Ogaden Times ayaa sheegaya in Fanaanka Somaliyed ee nuur Caraale oo kamid ahaa koox Faneed yada Cabdi Iley xiligana kusugan wadanka Sweden ee Waqooyiga Yurub uu xaqiijiyay Inuusan Dib ugu laaban doonin Gayiga Ogadeniya ee dawlada Itoobiya xooga kuhaysato. Mid Kamida dadka sida dhaw ulasocday dhaqdhaqaaqa Nuur Caraale oo Khadka Telephone ka kula xidhiidhay Nuur Caraale ayuu usheegay inuusan  dib ugu laaban doonin Maamulka Kililka,

Halkan Kadaawo muqaaladii LaguDuubay Bandhig Faneedyadii Nuur Kuqabtay Wadamada Yurub

Nuur Caraale iyo Abdi Iley ayaa lasheegay Inay Iskudhaceen iyadoo laysku Fahmiwayay kharashaad uu dalbaday oo laga joojiyay, halka ay warar kalana sheegayan in koox dhalinyara ah oo wadanka UK kasocotay uu kabilawday khilaafka Nuur Caraale iyo Cabdi Iley.

Lasoco Wixi wara ee Kasoo Kordha Isdhiibitaanka Nuur Caraale

Like it? Share it!

Leave A Response