Daawo Waraysiga Gudoomiyaha Xisbiga PADD Ee Wadanka Djibouti Ismacil Cumar Geele Waa Jaajus Itoobiya Ushaqeeya

by astaanta | Monday, Oct 17, 2016 | 1398 views

Octobar 17 (Ogaden Times) Sidii aanu Maanta idiin balan daaqnay waxaanu waraysi dheer layeelanay Gudoomiyaha Xisbiga PADD ee wadanka Djibouti Mudane Xasan Sheer Xared oo kunool wadanka Swizerland, Mudane Xasan ayaanu wax kawaydinay xaalada qalafsan ee siyaasadeed ee dalka Djibouti Heshiiska Wadamada Djibouti iyo Itoobiya ee Gaaska Gobalka Ogaden. iyo sababta ay Mucaaradka dalka Djibouti unoqdeen dad qurba jooga oo aan wadanka kunoolan karin

Halkan Kadhagayso Waraysigan oo ah Mid aad Uxiisa Badan Waxbadana aad Ku Ogaan doonto

Mudane Xasan Sheer Xareed ayaa Tixaabay in Madaxwaynaha dalka Djibouti yahay in sixiroolaha isagoo hadalkisa kudaray inuu dadka Somalida ah sixro, sidookalana uu yahay nin uxuubsiitay qabyaalad iyo isku dirka dadka Somalida ah, Sidookale Xasan Sheer ayaa sheegay in Ismaciil Cumar Geele Yahay Jaajus Dawlada Itoobiya Ushaqeeya.

Hadaba Waraysigan oo aad udheer kaga bogo qaybta sare

Like it? Share it!

Leave A Response