Daawo Xisbiga Wadani oo Kukala Qaybsamay Doorashadii Maanta

by astaanta | Saturday, Oct 22, 2016 | 370 views

Octobar 22 (Ogaden Times) Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani ayaa Maanta Soo Gaba Gabeeyay Doorashadii Musharaxiinta Madaxtinimo uga qayb Galayay Somaliland kaasi oo ahaa mid muda dheer lawada sugayay. shirkan oo ay kasoo qayb galeen guud ahaanba xubnaha Golaha dhexe iyo Kuwada Xisbiga ayaa ugu danbaynti sababay khilaaf soo kala dhexgalay masuuliyiinta ugu saraysa Xisbiga

 Halkan Kadaawo Gudoomiye Kuxigeenka Wadani oo Shirka Kabaxay

Dhanka Kale Masuuliyiin kale oo katirsan Xisbiga Wadani ayaa sheegay in Shirka Xisbigu ahaa mid aan Xalaal ahayn iyadoo ay eedayma si iskumida ugujeedinyaan Gudoomiyaha Xisbiga

Like it? Share it!

Leave A Response