Dagaal Ka Qarxay Magaalada Galkacayo iyo Shabab oo Kahadlay

by astaanta | Saturday, Oct 22, 2016 | 396 views

Octobar 22 (Ogaden Times) Magaalada Galkacayo ee Xarunta Gobalka Mudug ayuu Markale dagaal Dib Uga Qarxay sida ay sheegayan Warar Hordhaca oo Kasoobaxaya Magaalada Galkacayo dagaalkan oo udhaxeeya Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa markii  3 aad dib uga qarxay Magalada Galkacayo iyadoo dhinacyada iska soo horjeeda midiba kan kale ku edaynayo hurinta colaada inkasta oo aysan jirin cid sigaara isugu xilsaartay dhex dhexaadinta labadan

Halkan Kadaawo Ururka Alshabaab oo Kahadlay Dagaalka Galkacayo

Xiisada Kataagan Magaalada Galakacyo ayaa umuuqata Mid aana xalkeedu dhawayn inkasta oo dawlada Somaliya sheegtay inay ciidamada Udaabuli doonto

Lasoco Wixii Wara ee Kasoo kordha Colaada Galkacayo

Like it? Share it!

Leave A Response