Alshabaab oo Qarax Labeegdasatay Saldhig ay Ciidamada Dawladu Lahaayen iyo Khasaaraha..

by astaanta | Thursday, Oct 27, 2016 | 270 views

Octobar 27 (Ogaden Times)  Ururka Lashabaab ayaa Weerar kadis ah kuqaaday Saldhig ay magaalada Muqdisho kulahayeen ciidamada dawlada Federalka Somaliya sida uu sheegay sarkaal sare oo katirsan Maamulka Gobalka, weerarkan oo kooxda Alshabaab u,adeegsatay rasaas culus islamar ahaan taana ahaa mid sifiican losoo abaabulay ayaa waxaa kudhaawacmay hal qof oo shacaba.

Halkan kadaawo Waraysi Lala Yeeshay Sarkaal Kawarbixiyay Sida Wax udhaceen

Dablayda Weerarka Gaystay ayaa lasheegay inay goobta isaga kacarareen islamar ahaan taana ay baxsadeen iyadoo ciidamada dawlada Federal ku kuguuldarays teen inay gacanka kusoo dhigaan kooxdii weerarka gaysatay, xaalada amaan ee wadanka Somaliya ayaan kasoo rayn lahayn waxaana muuqata inuujiro habacsanan xoogle iyo karti la,an dhanka maamulka ah

Like it? Share it!

Leave A Response