Amisom oo Nasiib Daro Kutilmaantay Talaabada Itoobiya Qaaday……….

by astaanta | Thursday, Oct 27, 2016 | 389 views

Octobar 27 (Ogaden Times) Afhayeenka Hawlgalka Midawga Africa ee Amisom Somaliya  ayaa Nasiib dara kutilmaamay Talaadaba dawlada Itoobiya kula baxday ciidamadeeda isaga oo sheegay in qorshahani yahay mid gacan siinaya Ururka Alshabaab oo ay dadaal ugu jiraan sidii looga xorayn lahaa guud ahaan dhulka Somaliya.

Halkan Kadaawo Jawaabta Amisom Kabixisay Kabixitaanka Ciidamada Itoobiya

Ciidamada Xooga dalka Somaliyeed ee deeganada ay kuwa Itoobiya kabaxeen kusugnaa ayaa horay usii raacay iyadoo taasi Fadeexad kunoqotay dawlada dhexe ee wadanka Somaliya, dad badan ayaa aaminsan in dawlada Somaliya aysan daacad ka ahayn in lasoo Afjaro ururka Alshabaab marka lafiiriyo qorshaha aadka uliita ee Madaxwayne Xasan Sheekh oo noqday mid jaahwareer dhaliyay

Like it? Share it!

Leave A Response