Khadar Dheere oo Noqday Masuulka Labaad Ee Ugu Awooda Badan Kililka

by astaanta | Thursday, Oct 27, 2016 | 610 views

Octobar 27 (Ogaden Times) Madaxwaynaha maamulka Kililka ayaa awooda dheerad ah siiyay ninka ay xilgaalka yihiin ee Lagu magacaabo Khadar dheere oo ah nin aan Tayabadan lahayn dadkuna kuxan taan inuu yahay dadka laga caqliga badan yahay. Khadar dheere  ayaa noqday nin sigaara uga dhexmuuqada siyaasada Maamulka kililka iyadoo uu dhawaan Cabdi iley umagacaabay Madaxa Xisbiga kadib markii uu isku aamini wayay dhamaanba kooxihii kale oo sida ay wararku sheegayan uu shaki badan kaqaaday

Halkan Kadhagayso Khadar oo magaalada Jigjiga Kusoo Dhaweeyay Koox Qurba jooga oo kahayaantay wadamada Reer Galbeedka

Dhanka kale warar Madax banaan ayaa sheegaya inuu sii laba kacleeyay khilaafka udhaxeeya Masuuliyiinta Ugusaraysa Maamulka Kililka Gaar ahaan Cabdi Iley iyo Maxamed Rashiid Leeta Beesa Bwani iyadoo aan wali warsaxa lagahaynin waxa uu salka kuhayo khilaafka udhaxeeya laba group oo ay kala hogaaminayaan Maxamed Rashiid iyo Ina Iley.

 

Like it? Share it!

Leave A Response