Madaxda Ururka ONLF oo Koonfur Africa kusii Qulqulaya iyo Shirwayne Kafurmay

by astaanta | Thursday, Oct 27, 2016 | 373 views

Octobar 27 (Ogaden Times) Madaxda Ururka ONLF Gaar ahaan Xubnaha Gudiga Fulinta ayaa uqaboolay dhanka wadanka Koonfur Africa kuwaasi oo sida Wararku sheegayaan halkaasi utagay Inay kulama laqataan bulshada kudhaqan Koonfur Africa, safarka saraakiisha ONLF ee wadanka Koonfur Africa ayaa sida aan xoga dheriya kulehay waxa uu laxidhiidha Shirwayne ay qaban qaabadiisu socoto kaasi oo suurta gal ah inuu kadhaco wadanka koonfur Africa.

     Halkan kadaawo muqaalka Shirwaynaha Jaaliyada oo Galabta ka Furmay

Lasoco Warar Dheeriya oo kusaabsay Sababta a Masuuliyiinta Ururka ONLF xiligan ugu hayaameen wadanka Koonfur Africa

Like it? Share it!

Leave A Response