Faysal Cagjar oo Lagu Dilay Magaalada Dhanaan iyo Sababta Loo Dilay

by astaanta | Saturday, Oct 29, 2016 | 668 views

Octobar 29 (Ogaden Times) Wararka anu kahelayno Magaalada Dhagaxbuur Ee Xarunta Gobalka Jarar ayaa sheegaya in Alle Haw Naxariistee Magaalada Dhanaan Lagu Dilay Habeenkii Xalayto Faysal  Cagjar oo ahaa muwaadin Somalida Ogaden udhashay, Muwaadinka Ladilay ayaa sida ay warar kusheegayan shaay galab laga kaxaystay Gudrigiisa oo kuyaala magaalada dhagaxbuur iyadoo kooxda Hawaarintu la,aday dhanka Gobalka Shabeele, Amarka dilka Faysal Cagjar ayaa waxaa Bixiyay Hogaanka Kililka Cabdi Iley, iyadoo dhanka kalana lala wareegay dhamaan Hanti wixii ay lahayeen, sidookalana lakaxastay dhamaanba qoyska reer Cagjar.

Lasoco Wixii Wara ee Kasoo Kordha

Like it? Share it!

Leave A Response