Daawo Hogaankuxigeenka Nabad Galiyada Kililka oo Kabeen Sheegay Geerida Eng Faysal Cagjar

by astaanta | Sunday, Oct 30, 2016 | 803 views

Octobar 30 (Ogaden Times) Waxaa shalay Sifoolxun Loogu Dilay  Meel Qiyaastii 60km Ujirta Magalada Dhadhaan ee Gobalka Shabeele Alle Haw Naxariistee Marxuum Enginer Faysal Cagjar oo ahaa aqoon yahan da,ayar oo kamida  lafdhabarta bulshada degaanka Gaar ahaan dadka wax bartay, Dilka Eng. Faysal Cagjar oo ay Fuliyeen Koox uu Amar kuxiisayay Inay Fuliyaan Cabdi Iley ayaa waxaa Kamid ahaa Ninka Kumagacaaban inuu Yahay Hogaan Kuxigeenka Nabad Galiyada Maamulka Kililka Ibrahim Mubarak. Hadaba Si Jaahwareer iyo Xaqduudsi Kujiro waxaa Lasheegay in Eng. Faysal uu Gaadhiga Iska Tuuray Taasi oo Sii Dhawacaysa Dareenka Qoska Marxuumka Islamar ahaan taana ah Ficil anshax daro iyo Kujees Jeesa

Halkan Kadaawo Muqaalka Foolxumada ah ee Laga Soo Duubay Gacan Kudhiglayaashii Faysal Dilay

Dhilka Faysal Wuxuu ahaa Mid Lasoo Qorsheeyay Waxaase Iswaydin Mudan Hadalada Cantara Baqashka ah ee Ibraahim Mubakar Isagoo Ehelada Marxuumka Kusheegaya Inay Fursad Kadhiganayaan Dilka Eng. Faysal ay Qurbaha Kutagaan Akhriso Qoraalka Ibrahim Murtad

2q11

Like it? Share it!

Leave A Response