Daawo Dagaalka Galkacayo iyo Madaafiicda Labada Dhan Isu Adeegsanayaan

by astaanta | Sunday, Nov 6, 2016 | 354 views

Novembar 6 (Ogaden Times) Magaalada Galkacayo ee Xarunta Gobalka Mudug ayaa waxaa kadhacay dagaal xoogbadan oo udhaxxeeya dhinac yada Puntland iyo Galmudug, dagaalkan oo bilawday aroornimadii hore ee saaka aya waxaa kudhintay inta laxaqiijiyay ugu yaraan 25 qof oo shacabka halka ay kudhawacmeen dad Tiradooda Lagu sheegay kudhawaad 100 qof iyadoo khasaaraha dhimashadu yahay mid kor usii kici kara

Halkan Kadaawo muqaaladii Ugu danbeeyay ee Dagaalka Dalkacayo

Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa mid waliba kan kale ku edeeyay, inuu isagu weerarka soo qadaay, waxaa sidookale gabi ahaanba burburay heshiisa ay labada madaxweyne Gobaleed dhawaan kugaadheen Magaalada Dubia ee wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta.

 

Like it? Share it!

Leave A Response