Putland oo Warsi xafadeed Kasoo saartay Dagaalka Galkacyo….

by astaanta | Sunday, Nov 6, 2016 | 372 views

November 6 (Ogaden Times) Afhayeenka Maamulka Puntland ayaa saxaafada kahor akhriyay  qoraal kasoo baxay xafiiska Madaxtooyada puntland kaasi oo lagu sheegay in shacabka reer Puntland isu diyaariyaan dagaal kadhan ah maamulka Galmudug, Puntland ayaa sheegtay in colaada Magaalada Galkacayo tahay mid meela kale laga soo abaabulay iyadoo ay horay ugu edeeyeen dawlada dhexe Ee Somaliya.

    Halkan kadaawo Afhayeenka Maamulka Puntland oo Saxaafada ka hor akhriyay

Puntland ayaa sheegtay in colaada galkacayo tahay mid ay iska kaashanayaan Xulafooyin dhawr ah taasi oo loo macnaystay dawlada dhexe ee Somaliya iyo hawl galka midawga Africa. coolada magaalada gaalkacayo ayaa umuuqata mid meesa kasaaraysa rajada laga qabay in xalwara loo heli dagaalada koseeye ee mudada 30 kudhaw kasoconaya wadanka Somaliya

Like it? Share it!

Leave A Response