Police ka Wadanka Belguim oo Raadinaya Koox Reer Djibouti ah iyo Dhacda Foolxun.

by astaanta | Tuesday, Nov 8, 2016 | 1146 views

November 7 (Ogaden Times) Police ka Wadanka Bilguim ayaa Raadinaya 4 Nin oo udhashay Wadanka Djibouti Kuwaasi oo Fal waxshinima ah ka Gaystay Wadanka Biljim, Sida Lagu Shaaciyay Baraha Bulshada 4 tan nin ee Gacan kudhiiglayaasha ah ayaa isaga oo nool indhaha kasoo saaray Libaan Mustafa  Xasan oo kunoola wadanka Biljim.dhagar qabayaashan ayaa magac yadooda lagu sheegay

1 Maxamed Rooble Burale

2 Axmed Muusa Wacays

3 Idiris Cawaale

4 Muxyadiin

Police ka Wadanka Belguim ayaa wali wada Badhitaano laxidhiidha Falkan fooshaxun iyo sababta kadanabaysa iyadoo warar hordhaca ay sheegayan inuu dhibane Liban Musfata xubin kaha Xisbiga MRD ee mucaaradka ah Islamar ahaan taanna uu kabaxay

Ururada Mucaaradka ee DAF iyo MRD ayaa sheegay Inay Warsafaxadeed kasoo saari doonan dhacdadan argagaxale waxayna sidookale shegeeb inay kawar sugayaan baadhitaanka Police ka

Like it? Share it!

Leave A Response