Ciidamada Itoobiya oo Maxabiistii Abid Ugu Badnayd Lagaqabtay

by astaanta | Monday, Nov 14, 2016 | 1793 views

November 14 (Ogaden Times) Wararka Laga Helayo Waqooyiga Wadanka Itoobiya ayaa sheegaya In Gutooyin Katirsan Ciidaada Itoobiya ee Loodiray Waqooyiga wadankaasi ay uu dagaal adagi dhexmaray Maleeshiyaad Kasoo Jeeda qoomiyada xaarada kuwaasi oo markii danbe ay usuurta Gashay inay Gacanta Kudhigaan Sida Lashegay Ugu Yaran 50 Askari oo Katirsan ciidamada Loo diray Inay Ilaaliaan Amaanka

     Halkan Kadaawo Muqaal Laxidhiidha Maxaabiista Lagaqabtay Ciidamada Itoobiya

Sida ay wararku sheegayan waxaa Xilidanbe lasiidayay Maxaabiistan kadib Markii qaab dhexdhexaadina loo siidayay Ciidamada Lagaqabtay Military ga Itoobiya.

Like it? Share it!

Leave A Response