Scroll to Top

ogaden times

Just another WordPress site

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ugu deeqday lacag gaareya hal milyan oo dollar Somaliland, si wax looga qabto abaaraha ka jira deegaano ka tirsan Gobollada Somaliland. Wafdi isugu jira odayaal dhaqameed, Culumaa’udiin, Ganacsato iyo qeybaha bulshada oo ka baxay magaalada Muqdisho ayaa gaaray magaalada Hargeysa, waxaana hogaaminayay Nabadoon Maxamed Xasan...

Dabley hubeysan ayaa goor dhow magaalada Muqdisho ku dilay muwaadiniin Turkish ah, kuwaasoo gaari saarnaa Sida ay sheegayaan weerarka ayaa waxaa ku dhintay shan ruux oo Labo ka mid ah ay yihiin Turkish ah, halka saddex kale Soomaali ahaa, kuwaasoo kala ahaa darawal, ilaalo iyo Turjubaan. Wararka ayaa sheegaya in weerarka ay geysteen koox hubeysan oo watay baabuur, kuwaas...

Dhalin yaro Soomaali ah oo lagu tuhunsan yahay budhcad-badeednimo ayaa maxkamad lasoo taagay magaalada Paris ee caasimada dalka Faransiiska, kuwaasoo ku eedeysan inay afduubeen markab Faransiisku leeyahay, ayna dileen mulkiilihii Markabka oo Faransiiska u dhashay, xaaskiisiina ay afduubeen. Waxaa markii dambe haweeneyda soo badbaadiyay ciidan Spanish ah kaddib markii...

May 14 (ogadentimes) Ciidamada Amaanka ee Dawlada Ethiopia ayaa sheegay inay gacanta kudhigeen saanad Military oo aad ubadan oo ay kafurteen kooxa aad uhubaysnaa oo kayimid wadanka Eritrea, Maamulka Addis ababa ayaa sheegay in kooxdani aad loosuu hubeeyay iyagoo socdaal koda k Kasoo Bilaabay Magaalada Asmara ee Caasimada Eritrea kadibna tagay Magaalada Kampala ee Caasimada...