Scroll to Top

ogaden times

Just another WordPress site

Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax gaari loo adeegsaday oo maanta ka dhacay xaafadda Kaawo godey, degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay qaraxan, iyadoo wararkii ugu dambeeyey ay sheegayaan in dhimashada ay ka badan tahay 20 qof, iyadoo dhaawacana 60 gaarayo. Axmed Cabdulle Afrax, guddoomiyaha degmada Wadajir oo saxaafadda...

July 17 (Ogaden Times) Dawlada Turkiga ayaa umahad celisay shacabka Somaliyeed oo Muujiyay tageerada xoogan ee ay uhayaan Madaxwaynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, Safiirka dalka Turkiga ee Somalia  ayaa sheegay in Somalidu Garab istaagtay dawlada Turkiga taasina cadayn utahay xidhiidhka wanaagsan ee udhaxeeya labada shacab.     Halkan Kadaawo waraysi uu Kaga...

Jun 29 (Ogaden Times) Dawlada wadanka Djibouti ayaa ugaadhsi xoogle kuhaysa warbaahinta Madaxa banaan taniyo intii kadanbaysay dhaarintii Madaxwayne Ismaciil Cumar Geele, Sida ay sheegayaan warar Rasmiya oo naga soo gaadhay Magalada Djibouti ee Xarunta dalkaasi Ciidanka Police ka ayaa xabsiga dhigay Wariye Subeer oo wax ka qori jiray Wargayska Satrical Newspaper oo kasoo...

May 29 (Ogadentimes) Intabadan Waxaa Malintii Shalay ahayd Wadanka Somalia Laga xusay 20 ka Gimbod oo ah maalintii ay Jabhada TPLF qabsatay  Wadanka Ethiopia, Maalintani waa maalin tariikh iyo Farxad Gooniya ule qoomiyad kamida kuwa Ethiopia Gaar ahaan qoomiyada Tigre ga oo xukunka dalka qabtsay walina haysata mudo 25 sano ah, waa maalin shacabwaynaha Reer Ethiopia uyaqanaan...