Scroll to Top

ogaden times

Just another WordPress site

November 14 (Ogaden Times) Wararka Laga Helayo Waqooyiga Wadanka Itoobiya ayaa sheegaya In Gutooyin Katirsan Ciidaada Itoobiya ee Loodiray Waqooyiga wadankaasi ay uu dagaal adagi dhexmaray Maleeshiyaad Kasoo Jeeda qoomiyada xaarada kuwaasi oo markii danbe ay usuurta Gashay inay Gacanta Kudhigaan Sida Lashegay Ugu Yaran 50 Askari oo Katirsan ciidamada Loo diray Inay Ilaaliaan...

November 7 (Ogaden Times) Police ka Wadanka Bilguim ayaa Raadinaya 4 Nin oo udhashay Wadanka Djibouti Kuwaasi oo Fal waxshinima ah ka Gaystay Wadanka Biljim, Sida Lagu Shaaciyay Baraha Bulshada 4 tan nin ee Gacan kudhiiglayaasha ah ayaa isaga oo nool indhaha kasoo saaray Libaan Mustafa  Xasan oo kunoola wadanka Biljim.dhagar qabayaashan ayaa magac yadooda lagu sheegay 1...

Novembar 7 (Ogaden Times) Magaalada Stockholm ee Caasimada  wadanka Sweden ayaa Maata oo Taariikhdu Tahay 7 Bisha Novembar lagaga dhawaaqay Urur Cusub Kaasi oo Kashaqayn doona sidii Bulshada kudhaqan Deeganka Somalida loogu midayn lahaa afkaarta Islamar ahaanta Meel lloga soo wada Jeedsan lahaa danta Guud ee Shacabka Gobalka, Ururkan oo Magaciisa Layidhaahdo (SRMovement)...

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ay wehelinayaan Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada, Maxamed Muuse Abees, Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha, Md. Axmed Cali Axmed, ayaa gurigiisa ku bookhday Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)...

November 6 (Ogaden Times) Afhayeenka Maamulka Puntland ayaa saxaafada kahor akhriyay  qoraal kasoo baxay xafiiska Madaxtooyada puntland kaasi oo lagu sheegay in shacabka reer Puntland isu diyaariyaan dagaal kadhan ah maamulka Galmudug, Puntland ayaa sheegtay in colaada Magaalada Galkacayo tahay mid meela kale laga soo abaabulay iyadoo ay horay ugu edeeyeen dawlada dhexe...

Novembar 6 (Ogaden Times) Magaalada Galkacayo ee Xarunta Gobalka Mudug ayaa waxaa kadhacay dagaal xoogbadan oo udhaxxeeya dhinac yada Puntland iyo Galmudug, dagaalkan oo bilawday aroornimadii hore ee saaka aya waxaa kudhintay inta laxaqiijiyay ugu yaraan 25 qof oo shacabka halka ay kudhawacmeen dad Tiradooda Lagu sheegay kudhawaad 100 qof iyadoo khasaaraha dhimashadu yahay...

Novembar 2 (Ogaden Times) Mudane Mustafe Cagjar ayaa Laanta afka Somaliga ee VOA da uga waramay dilka walalkii Marxuum Faysal Cagjar oo Dhawaan Maamulka kililku kudilay gudaha gobalka Ogaden, Faysal oo kamida shaqaalaha Haya,ada Gargaarka ee UN ta ayaa sheegay in dilka walalkii Marxuum Faysal uu laxidhiidho aragtidiisa shaqsi iyo qoraala uu kubaahiyay Boga Internet ka...

Octobar 30 (Ogaden Times) Waxaa shalay Sifoolxun Loogu Dilay  Meel Qiyaastii 60km Ujirta Magalada Dhadhaan ee Gobalka Shabeele Alle Haw Naxariistee Marxuum Enginer Faysal Cagjar oo ahaa aqoon yahan da,ayar oo kamida  lafdhabarta bulshada degaanka Gaar ahaan dadka wax bartay, Dilka Eng. Faysal Cagjar oo ay Fuliyeen Koox uu Amar kuxiisayay Inay Fuliyaan Cabdi Iley ayaa...

Octobar 29 (Ogaden Times) Wararka anu kahelayno Magaalada Dhagaxbuur Ee Xarunta Gobalka Jarar ayaa sheegaya in Alle Haw Naxariistee Magaalada Dhanaan Lagu Dilay Habeenkii Xalayto Faysal  Cagjar oo ahaa muwaadin Somalida Ogaden udhashay, Muwaadinka Ladilay ayaa sida ay warar kusheegayan shaay galab laga kaxaystay Gudrigiisa oo kuyaala magaalada dhagaxbuur iyadoo kooxda...

Octobar 27 (Ogaden Times)  Ururka Lashabaab ayaa Weerar kadis ah kuqaaday Saldhig ay magaalada Muqdisho kulahayeen ciidamada dawlada Federalka Somaliya sida uu sheegay sarkaal sare oo katirsan Maamulka Gobalka, weerarkan oo kooxda Alshabaab u,adeegsatay rasaas culus islamar ahaan taana ahaa mid sifiican losoo abaabulay ayaa waxaa kudhaawacmay hal qof oo shacaba. Halkan...